Share with your friends via email

Ciidanka dowladda oo goordhaw wareegay deegaanka Ruunirgood

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ruunirgood oo ku yaala xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe. Ciidamada ayaa kulaalayay dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay deegaanka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip