Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo Colaad Sokeeye oo ka taagan qeybo kamid ah Galgaduud
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug fartay in laga hort