Ciidanka nabad sugidda Puntland ee lagu magacaabo PSF, ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen labo xubnood oo katirsan kooxda Daacish oo kasoo jeeda dalka Tanzania. Labadan xubnood ayay ciidanka PSF sheegeen inay ka bad baadeen duqayntii uu todo
To:
From:
Your Name:
Message: