Wasaaradda Xajka iyo Cumrada boqortooyada Sacuudiga ayaa uga digtay dadka doonaya inay xajka soo gutaan sanadkan inay la macaamilaan xafiisyada, shirkadaha ama dadka marin habaabinaya xujeyda, kuwaas oo aan sharciyad u haysan soo saarista Fiisaha xaj