Madaxweyne Xasan Sheekh oo Markale uga digay Itoobiya Heshiiska ay la gashay Soomaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxauud ayaa dowladda Itoobiya ku eedeeyey in ay daba socoto damac soo jireen ah oo ay ku dooneyso in ay ku qaadato qaybo ka mid ah badda Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan oo khudbad ka