Share with your friends via email

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqday xiliga la qabanayo doorashada madaxtooyada

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqday in doorashooyinka isa saaran ee madaxtooyada iyo axsaabta siyaasadu ay qabsoomi doonaan 13, November, 2024. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Muuse Xasan Yuusuf, oo ay hareero fadhiyaan xubnah

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip