Share with your friends via email

Maamul goboleedkii ugu horreeyay oo qaadcay shirka uu iclaamiyay Xasan Sheekh

Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad u diiday ka qayb-galka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo la filayo inuu magaalada Muqdisho ka dhaco inta u dhexeyso 20 illaa 21-ka bishan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip