Share with your friends via email

Walaaca laga qabo Burcad Badeeda Soomaalida oo xoogeystay

Guud ahaan 33 dhacdo oo burcad badeed oo loo geystay maraakiibta ganacsiga, ayaa laga diiwaan galiyay caalamka sadexdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2024, taasoo ka badan 27 dhacdo oo isku mid ah isla mudadaas 2023, sida uu sheegay xafiiska badaha

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip