Share with your friends via email

Sidee Muqdisho loogu dilay Nabadoon laf dhuun-gashay ku noqday Al-Shabaab?

Nabadoon Gaabow Buule Xasan oo ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Awdheegle ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, waxaana la aaminsan yahay inay dishay kooxda Al-Shabaab. Isaga oo sooman maalintiisii 29-aad, da

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip