QM oo ka digtay halis weyn oo ka dhalaneysa xiisadda DF Soomaaliya iyo Puntland
Qaramada Midoobay ayaa haatan si toos ah usoo faragelisay xiisadda kasii dareysa ee u dhexeysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland, kuwaas oo haatan ku kala tegay arrinta dastuurka KMG ah.
Ergeyga gaar ah ee QM u qaabilsan