Share with your friends via email

Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley magaalada Caabudwaaq

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo laga oofiyay qisasta Allaha u naxariistee Wariye Cabdikariin Ahmed Bulxan oo horay uu udiley, kaas oo ka tirsanaa Warbaahinta Qaranka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip