Share with your friends via email

Kulanka wadajirka ah ee golayaasha Baarlamaanka oo looga dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka ku wehel

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip