Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in ay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Soomaaliya ay ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo ku nuux nuuxsatay in ay ka go'an tahay dadaallo kala duwan oo dhanka ammaanka ah.
Maraykanku wuxuu sheegay inuu tababaro iyo qalabayn