Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga qayb-galay shirka Wasiirrada dhallinyarada ee Wadamada Carabta oo sanadkan halk