Muwaadin Soomaaliyeed oo tooreey lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Moha Daimon kudileen degaanka Soomaalida u badan tahay ee Belville ee Magaalada Ceptown.
Kooxaha oo dilka u adeegsaday Tooreey ay