Maxkmadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun ku riday Dagaalame ka tirsan Al-Shabaab
Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) ayaa lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshaha Alshabaab isaga oo u qaabilsanaaa qeybta dhuumaalaysata iyo basaasiinta sida ay sheegtay Maxkamaddu.
Ciidanka Qarsoon ee NISA ayaa ka soo qabtay Maxamed Beerta Nabadd