Share with your friends via email

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay safiirka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Galmudug safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray caasimadda Dhuusamarreeb.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip