Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee urur gobaleedka IGAD Mudane Maxamed Cabdi Waare oo dhawaan xilka loo magacaabey ayaa warbaahinta Qaranka u faahfaahiyey muhiimada kursiga loo magacaabey iyo sidey Soomaaliya ugu suura gashey madaxda ugu sareysa IGAD in a