Dowlada Kenya oo soo bandhigtay Magacyada,Sawirada iyo Dalalka ay u dhasheen 35 ka mida Alshabaab.
War ka soo baxay Dowada Kenya ayaa lagu shaaciyay magacyada iyo sawirada 35 ra ah oo ay sheegeen inay ka mid yihiin Alshabaabka Soomaaliya iyo Kenyaba ka howlgala.
Waxaa si gaar ah loogu eedeeyay xubnahaan inay dhibaatooyin argagaxisanimo ka