Share with your friends via email

Ciidanka Uganda ee Ilaalada u ah QM ee Somalia oo la Guddoonsiiyay Abaal-marinno (SAWIRRO)

Guutada Ciidamada ka socda dalka Uganda ee ilaalada u ah Hay'adaha QM ee Somalia ku Sugan, ayaa waxaa Abaal-marinno shalay lagu Guddoonsiiyay Muqdisho, taasoo la sheegay inay ku muteysteen shaqo-wanaag ay muujiyeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip