Share with your friends via email

Maxkamad ku taalla Britain oo xabsi daa'in ku xukuntay wiil Soomaaliyeed oo dilay xaaskiisii

Maxkamad ku taalla magaalada Bristol ee dalka Britain ayaa xabsi daa'in ku xukuntay wiil Soomaali ah oo lagu helay danbi ah in uu dilay xaaskiisa oo uur leheyd sannadkii hore.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip