Dagaal beeleed ay ku dhinteen ugu yaraan 5 ruux oo ka socda degaan hoos yimaada Galdogob
Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku geeriyootay, ku dhawaad 10 kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed ka socda degaan hoos yimaada degmada Galdogob ee gobolka Mudug.
Dagaalkan ayaa u dhaxeeya labo maleyshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda degmada Galdogob iy