Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada degaanka Soomaalida iyo kuwa Oromada oo maanta ka billowday Qollaji
Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in maanta uu mar kale dagaal dib uga bilowday aagga barakacayaasha ee Qollaji, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada degaanka Soomaalida iyo kuwa gobolka Oromiya.
Dagaalkan oo billowday wixii ka