Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee ururka G77
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Huruuse ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China oo Laba maalin ka ka socday magaalada Havana ee dalka Cuba.
Ururka G77 ayaa markii hore lagu aasaasay 77 dal oo dalkeennu ku jiray tan iy