Share with your friends via email

Jenaraal Ciro "Shacaboow hadaad Shabaab kusii dhex jirtaan dhibkii idin gaara idinka ayaa isku geystay"

Taliye ku xigeenka ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdullaahi Aaden Xuseen Ciro oo ka hadlay howlgalada ka dhanka kooxda Al-shabaab ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed iney ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab. J

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip