Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka : "Ciidamadeena waxay u diyaarsan yihiin inay la wareegaan ammaanka guud ee dalka.."

Maxamed Aadan Axmed Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay la wareegaan mas'uuliyada ammaanka guud ee dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip