Share with your friends via email

Midowga Yurub oo shir deg deg ah ka leh ka bixitaanka Britain

Madaxweynaha golaha Yurub, Jean-Claude Juncker, waxa uu sheegay inuu doonayo in la dedejiyo billaabidda wadahadallada Britain ay uga bexeyso midowga Yurub.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip