Share with your friends via email

Daawo Sawirrada: Ganacsato Soomaaliyeed oo dhaawacyo iyo boob loogu geystay dalka K/Afrika

Tuulooyin hoos yimaada magaala madaxda Dalka K/Afrika ee Pretoria oo maalmihii ugu dambeyay boob iyo barakac loogu geystay ganacsatada Qoxootiga ku ah dalkaasi ayaa hadda deggan, waxaana jira dhalinyaro dhaawacyo soo gaareen intii ay socdeen rabshada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip