Wasiir Maxamed Barre oo sheegay in baaritaan lagu sameeynao sida loo soo xushay Nasra Abuukar
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u aheyn tartanka ay ka qeybgashay.
Nasra Abuukar Cali ayaa u oroday