Share with your friends via email

RW Xamse oo xariga ka jaray Xarunta Dhexe Qaranka ee keydka Daawada Somalia

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip