Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa sheegay in guddoomiyihii is casilay ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed uu wali hayo xilka guddoomiyenimo, madaama aanu goluhu wali cod ku caqbalin iscasilaadiisa. Guddoomiyaha xisbiga Xirsi
To:
From:
Your Name:
Message: