Ciidamada gaar ah ee Kumaandooska ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyey deegaanada u dhaxeeya Janaay Cabdalle iyo Degamada Afmadow, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaay