Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali xaaji Aadan Abuukar iyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya, Mudane Axmed Cali Daahir ayaa kulan casho ah la qaatay Xoghayaha Guud ee Wasaarad