Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal aroornimadii hore ee saakay ka dhacay Tuulada Dacaarow oo ka mid tuulooyinka hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan, kasoo dhexmaray ciidamada dib u xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab.
Dagaalka ay