Dowladda Soomaaliya oo doonaysa in la kordhiyo joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS
Howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS ayaa lagu wadaa in loo kordhiyo joogitaankooda Soomaaliya, arrintaas oo ay haatan ka wada hadlayaan dowladda Soomaaliya iyo guddiga nabadda ee Midowga Afrika.
Qorshahaan ayaa wuxuu sheegayaa in ATMIS l