Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay MW hore ee Hirshabeelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada. Madaxweynaha oo mudnaanta koowaad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip