Share with your friends via email
SIILAANYO: Federaal Somalia ah oo Somaliland ay ka mid tahay Ma jiro kamana Qayb-galayno - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/Jun/wararka_maanta6-96300.htm#sthash.8xAOAPdp.dpuf
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa maanta furayShirka 9aad ee Isku-duwidda Mucaawinooyinka Somaliland oo lagu qabtay Hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa.