Share with your friends via email

Prof. Dufle "Waxaan bulshada Soomaliyeed uga digayaa khatarta caafimaad ee cabista Sigaarka"

Iyadoo maanta oo ay bishu tahay 31-ka Maajo 2016 ay tahay maalinta loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ee caalamka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay bulshada uga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip