Share with your friends via email

Malaayiin Qaxooti ah oo Halis ugu Jira inay Kunoolaadaan Waddooyinka

Hayada QM u qaabilsan arimaha qaxootiga ee marka magaceeda lasoo gaabsho loo yaqaano UNHCR ayaa sheegtay asbuucii lasoo dhaafay in ay u baahan tahay nus bilyandoolar si ay dadka ku barakacsan daafaha caalamka ay ugu dhisto guryo ku filan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip