Share with your friends via email

EUROPEAN CHAMPIONS!!!! Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Koobkeedii 11aad Ee Champions League Ka Dib Markii Ay Rigoore Ku Garaaceen Atletico Madrid – CR7 OO Rigoorada Guusha U Saxiixay Los Blancos.

Real Madrid ayaa ku guuleysatay markeedii 11aad koobka Champions League ka dib markii ay rigoore 5-3 ay kaga badiyeen kooxda Atletico Madrid final la isku rafaaday oo ka dhacay San Siro ka dib markii 120 daqiiqo lagu kala bixi waayay barbaro 1-1 ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip