Share with your friends via email

Kulan looga Hadlay Khilaaf ka Dhashay Joojinta 500 ee Shillin oo Maanta ka dhacay Laascaanood

Kulan ay goobjoog ka ahaayeen ganacsatada, maamulka Degmada Laascaanood & kan Gobolka Sool oo manta lagu qabtay Laascaanood ayaa looga hadlay khilaaf ka dhashay joojinta 500 ee Shilin Soomaaliga iyo sicir-barar sababay Shaqo-joojin labadii maalmo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip