Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay goob Caafimaad oo ku taala duleedka magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Xalay ka dhacay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana la sheegay inuu ka dhex dhacay Farmashi ku y