Dhallinyarada Muqdisho oo yeeshay kulan ku saabsan kahor tegidda dhibaatooyin u gaar ah
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen dhallinyarada ka socotay 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, kuwaasi oo dood ka yeeshay qaabka ugu wanaagsan ee ay ugu midoobi karaan sidii ay uga hortegi lahaayeen dhibaatooyin u gaar ah.