Hordhac: Sevilla v Shakhtar – Kooxda Reer Spain Oo Indhaha Ku Heysa Inay Markii 3aad Oo Isku Xigta Gaarto Finalka Europa League.
Sevilla v Shakhtar Donestk
Kulanka: Lugta 2aad ee semi-finalka Europa League
Lugtii hore: Shakhtar 2-2 Sevilla
Waqtiga: 10:05pm Saacada Geeska Afrika
Garoonka: Estadio Ramon Sanchez Pizjuan