Kooxo hubeysnaa ayaa saaka Xaafada Macalin Nuur oo katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir waxaa ay kudileen Nin Oday ah kana mid ahaa dadka kunool Xaafadaas. Ninka Odayga ah ee la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Xaaji Xasan Shiin
To:
From:
Your Name:
Message: