Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Laba Shir oo Caalamiya kaga Qayb Galay Nayrobi
Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL Prof. Aadan Xaaji-Cali Axmed oo hawlo shaqo u jooga dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nayroobi ayaa ka qayb galay laba shir oo caalami ah.