Taliyihii hore ee Ciidamada Badda ee Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) oo hada ah Agaasimaha Hey'adda Cilmi baarista Badaha ayaa sheegay in dowlado fara badan ay si sharci darro ah ay badda Soomaaliya uga kaluumeysanayaan.
To:
From:
Your Name:
Message: