Mareykanka oo joojiyay duqeymaha uu ka fuliyo Soomaaliya
Warbixin ay soo saartay hay'adda lagu magacaabo Airwars ayaa lagu sheegay in boqolkiiba 54 ay hoos u dhaceen weerarrada Maraykanka sannadkii ugu horreeyay ee madaxweyne Biden.
Tirada weerarada duqeymaha ee uu Maraykanku ka geysan jiray Afgaan