Share with your friends via email

Ciidamada ammaanka oo la wareegay deegaanno hoostaga degmada Xudur

Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku dhuumaaleysanayeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip