Ciidamada Jubaland ayaa shalay gelinkii danbe weerar qorsheeysan ku qaaday saldhig ay xoogagga Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Gubukibir oo qiyaastii 30 KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
To:
From:
Your Name:
Message: